Shaxda rasmiga ah kulanka Bournemouth vs Chelsea oo lagu dhawaaqay… (Pedro & Tomori oo ku bilowday)

(Bournemouth) 29 Feb 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo gelayaan kooxaha Bournemouth iyo Chelsea kulankooda maqribnimada maanta ee Premier League.

Pedro & Tomori ayaa ku bilowday safka hore ee Blues, halka Rudiger uu keydka ku jiro.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee Bournemouth: Ramsdale, Stacey, Ake, S Cook, Smith, Billing, L Cook, Lerma, Fraser, King, C Wilson.

Keydka Bournemouth: Boruc, Francis, Gosling, Solanke, Stanislas, Rico, H Wilson.

Safka hore ee Chelsea: Caballero, Azpilicueta, Christensen, Tomori, James, Jorginho, Kovacic, Alonso, Mount, Pedro, Giroud.

Keydka Chelsea: Kepa, Rudiger, Barkley, Willian, Loftus-Cheek, Batshuayi, Gilmour.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close