Liiska 19-ka xiddig ee kooxda Real Madrid kaga qeyb galaya kulanka El Clásico oo lagu dhawaaqay… (Mariano oo ka mid ah & Jovic oo maqan)

(Madrid) 29 Feb 2019. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha ay kooxda Real Madrid u diyaarsatay inay uga qeyb galaan kulanka El Clasico oo ay la leeyihiin Barcelona.

Benzema ayaa hoggaaminaya liiska 19-ka ciyaaryahan ee kooxda Real Madrid uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee El Clasico, waxaana sidoo kale ku jira Mariano, halka uu maqan yahay Jovic.

Haddaba halkaan hoose ka eeg Shaxda uu ku dhawaaqay macallin Zidane ee uu kala qeyb galayo kulanka El Clasico oo dhammaystiran:-

Goolhayeyaasha: Courtois, Areola and Toni Fuidias.

Daafacyada: Carvajal, Ramos, Varane, Militao, Marcelo and Mendy.

Khadka dhexe: Kroos, Modric, Isco, Valverde and Casemiro.

Weerarka: Benzema, Vazquez, Mariano, Bale and Vinicius.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close