Alexandre Lacazette oo ka baxay aamusnanta kaddib markii ay ka hareen Europa League

(London) 29 Feb 2020. Arsenal ayaa ka hartay tartanka UEFA Europa League ka dib markii ay guul darro kala kulmeen kooxda Olympiacos.

24 saac oo niyad jab ah kaddib, Lacazette ayaa taageryaasha Arsenal kala hadlay  Bartiisa rasmiga ah ee Instagram, wuxuuna yiri.

“Xaqiiqdii habeenkii hore ee tagay wuu adkaa, laakiin taageeradaada joogtada ah waxaan ku baran doonaa xaaladan.”

“Waan sii waddi doona isku dayga, si aan u dagaalano koox ahaan.”

Gunners ayaa ku jirta booska 9-aad ee horyaalka Preimer League, iyadoo 4 dhibcood ugu jirta Manchester United oo ku jirta booska 5-aad.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close