Day: February 28, 2020
-
Spain
Suarez oo falanqeeyay muhiimada ay leedahay guusha kulanka El Clásico ay la ciyaarayaan Real Madrid
(Spain) 28 Feb 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Luis Suárez ayaa xaqiijiyay in guusha kulanka El Clásico ay la…
Read More » -
England
Guardiola oo shaaca ka qaaday mudada Aymeric Laporte uu ka maqnaanayo garoomada
(Manchester) 28 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday in daafaciisa reer France…
Read More » -
Spain
Waa sidee xaalada dhaawaca Gerard Pique kahor kulanka El Clasico?
(Barcelona) 28 Feb 2020. Wargysyada Spain ayaa maanta oo Jimco ah waxay ka hadleen suurtogalnimada uu Gerard Piqué kaga qeyb qaadan…
Read More » -
England
RASMI: Isku aadka wareega 16-ka tartanka Europa League oo la sameeyey… (Yaa lagu beegay Kooxda Man United?)
(Yurub) 28 Feb 2020. Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 16-ka ee tartanka UEFA Europa League, iyadoo ay kooxda kubadda…
Read More » -
England
Gabriel Jesus oo ka jawaab celiyay wararka la xiriirinaya inuu ku biirayo Real Madrid
(Manchester) 28 Feb 2020. Weeraryahanka reer Brazil iyo kooxda Manchester City ee Gabriel Jesus ayaa ka jawaab celiyay wararka la xiriirinaya…
Read More » -
England
“Hoggaaminta Premier League ma ahan wax fudud sida qof walba uu u maleeyo” – Sadio Mane
(Liverpool) 28 Feb 2020. Xiddiga kooxda kubadda Liverpool ee Sadio Mane ayaa xaqiijiyay inay hoggaamiyaan horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan gabi…
Read More » -
Italy
Antonio Conte oo ka hadlay halista ay leedahay in la ciyaaro taageero la’aan kulanka Derby d’Italia
(Milano) 28 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Antonio Conte ayaa ka hadlay qatarta ay leedahay in la…
Read More » -
Spain
Ter Stegen oo fariin dhiirogalin ah u diray saaxiibadiis kahor kulanka El Clásico ee Real Madrid
(Barcelona) 28 Feb 2020. Goolhayaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Marc-André ter Stegen ayaa sheegay in kulanka El Clásico ee dhex…
Read More »