Day: February 27, 2020
-
England
Man United oo si dhib la’aan ah ugu gudubtay wareega 16-ka Europa League, kaddib markii ay guul weyn ka gaartay Club Brugge… +SAWIRRO
(Manchester) 28 Feb 2020. Manchester United ayaa si dhib la’aan ah ugu gudubtay wareega 16-ka tartanka Europa League, kaddib markii ay…
Read More » -
Champ' League
Madaxweynaha Real Madrid oo la dhacsan qaab ciyaareedka laba xiddig ka tirsan Manchester City
(Madrid) 27 Feb 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa la dhacsan qaab ciyaareedka laba xiddig ka…
Read More » -
Champ' League
Miyey koox reer Spain ah ku guuleysan doontaa Champions League xilli ciyaareedkan? – Bernd Schuster ayaa ka jawaabaya
(Yurub) 27 Feb 2020. Macalinka reer Germany ee Bernd Schuster ayaa xaqiijiyey inuusan fileynin in koox Isbaanish ah ay ku guuleysan…
Read More » -
England
Macallin Frank Lampard oo doonaya inuu siddeed ciyaaryahan ka diro Kooxda Chelsea
(London) 27 Feb 2020. Frank Lampard ayaa qorsheynaya inuu xagaaga ka diro Chelsea siddeed ciyaaryahan, waxaana ay qarka u saaran…
Read More » -
Horyaallada
Maxaa laga bartay wajiga hore ee horyaalka Somali Premier League oo la soo gabagabeeyey?
(Muqdisho) 27 Feb 2020. Horyaalka Somali Premier League ayaa la soo gabagabeeyay wajigiisa hore ee kal ciyaareedkan 2019-20. Sanadkan horyaalka…
Read More » -
England
Inter Milan oo doonaysa inay la soo wareegto midkood labo ka mid ah daafacyada Kooxda Chelsea
(Milano) 27 Feb 2020. Tababaraha Kooxda Inter Milan ee Antonio Conte ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo midkood Marcos Alonso…
Read More » -
Champ' League
“Man United waxay u baahan tahay inay u soo baxday Champions League xilli ciyaareedka soo socda” – Solskjær
(Manchester) 27 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa xaqiijiyay muhiimada ay Red Devils u…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo dalabkeedii ugu horreeyay ka gudbisay Timo Werner
(Liverpool) 27 Feb 2020. Warbaahinta Caalamka ayaa xaqiijisay in Liverpool ay dalabkeedii ugu horeeyay ka gudbisay weeraryahanka Jarmalka iyo kooxda RB…
Read More » -
Champ' League
“Sheekadu wali ma dhamaan, waxaana u bixi doonaa in Man City aan ku soo garaacno garoonkooda” – Zidane
(France) 27 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in Los Blancos aysan wali…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Guardiola guushii ay xalay kaga soo heleen Real Madrid garoonka Santiago Bernabéu?
(Manchester) 27 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa aaminsan in Real Madrid ay ku…
Read More »