Shaxda rasmiga ah kulanka Napoli iyo Barcelona ee tartanka Champions League oo la shaaciyay

(Rome) 25 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Napoli ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonkeeda San Paolo kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Napoli iyo Barcelona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Napoli XI:

Image

Barcelona XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close