Shaxda rasmiga ah kulanka Chelsea iyo Bayern München ee tartanka Champions League oo la shaaciyay

(London) 25 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa naadiga Bayern München ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Stamford Bridge kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Chelsea iyo Bayern München.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Chelsea XI:

Image

Bayern München XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close