Shaxda rasmiga ah kulanka Liverpool iyo West Ham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(Liverpool) 24 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa naadiga West Ham United ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Anfield kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Liverpool iyo West Ham.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Liverpool XI:

West Ham XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close