Day: February 24, 2020
-
England
Liverpool oo wali dhinaceeda dhulka la dhigi la’ayahay kaddib markii ay kaga adkaatay Anfield kooxda West Ham… +SAWIRRO
(Liverpool) 25 Feb 2020. Liverpool ayaa wali dhinaceeda dhulka la dhigi la’ayahay kaddib markii ay guul 3-2 ah kaga gaartay garoonkeeda…
Read More » -
Champ' League
De Jong oo Barcelona kaga digay halista kaga imaan karta kooxda Napoli, ka hor kulankooda soo aaddan ee UCL
(Barcelona) 24 Feb 2020. Xiddiga khadka dhexe xulka qaranka Holland iyo kooxda kubadda cagta Barcelona ee Frenkie de Jong ayaa…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Liverpool iyo West Ham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Liverpool) 24 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa naadiga West Ham United ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Anfield kulan ka…
Read More » -
England
“Cunsuriyada ayaa guuleysatay” – Antonio Rüdiger oo hadallo carro leh ka dhawaajiyay
(London) 24 Feb 2020. Daafaca kooxda kubadda cagta Chelsea ee Antonio Rüdiger ayaa muujiyay sida uu u niyadjabay kaddib markii…
Read More » -
Champ' League
“Haddii aynaan ku guuleysan Champions League, waxaan noqon doonnaa kuwo fashilan sida shantii sano ee la soo dhaafay” – De Bruyne
(Manchester) 24 Feb 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa sheegay in dadku ay u…
Read More » -
England
Halyeey hore kooxda Liverpool ah oo ka hadlay suurtogalnimada uu Van Dijk ugu biiri karo Real Madrid iyo Barcelona
(Liverpool) 24 Feb 2020. Xiddig hore kooxda Liverpool ayaa tilmaamay in Reds ay waayi karto adeega Virgil van Dijk, haddii…
Read More » -
England
Kooxda Roma oo doonaysa inay heshiisyada Chris Smalling iyo Henrikh Mkhitaryan ka dhigto kuwo joogto ah
(Rome) 24 Feb 2020. Kooxda Roma ayaa rajeynaysa inay si joogto ah ula wareegto labadan ciyaaryahan ee kala ah; Chris…
Read More » -
Horyaallada
Saddex sano ka hor maanta oo kale Kooxaha Heegan iyo Horseed oo wada ciyaaray xilli maanta ay ballansan yihiin… (Yaase adkaaday maalintaas?)
(Muqdisho) 24 Feb 2020. Garoonka Eng Yariisow Stadium oo xiligaas watay magaca Banaadir Stadium ayaa ciyaar aad u xiiso badan…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Liiska 21-ka xiddig ee Barcelona uga qeyb gali doona kulanka Napoli ee Champions League oo la shaaciyey & Saxiixooda cusub ee Braithwaite oo lagu daray
(Barcelona) 24 Feb 2020. Waxaa la shaaciyey liiska 21-ka ciyaaryahan ee naadiga Barcelona uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Kooxaha Horseed vs Heegan… (Kulanka Ciidanka oo galabta ka dhacaya garoonka Eng Yariisow)
(Muqdisho) 24 Feb 2020. Kulanka ugu xiisaha badan Horyaalka Somali Premier League ayaa galabta wuxuu ka dhici doona garoonka Eng…
Read More »