Man Utd oo guul ay u qalantay ka gaartay Watford, xilli Bruno Fernandes uu furtay akoonkiisa goolasha ee Red Devils… +SAWIRRO

(Manchester) 23 Feb 2020. Man United ayaa garoonkeeda Old Trafford guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Watford, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda Man United.

Daqiiqadii kooxda Man United ayaa heshay rigoore waxaana gool u badelay Bruno Fernandes ciyaarta ayaana sidaas ku noqotay 1-0.

Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada kooxood waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, iyagoo abuuray fursado badan oo goolal loo filan karay.

Daqiiqadii 58-aad Man United ayaa dhalisay gool labaad, waxaana dheesha 2-0 ka dhigay Anthony Martial.

Man United ayaa daqiiqadii 75-aad sii dheereysatay hoggaaminta ciyaarta waxaana 3-0 ka dhigay Mason Greenwood, iyadoo uu goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Bruno Fernandes.

Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay 3-0 ay kaga adkaatay Man United kooxda Watford oo marti ugu aheyd garoonka Old Trafford.

SAWIRRO:

Bruno Fernandes netted the opener from the penalty spot in Manchester United's stalemate against Watford at Old Trafford

The Portuguese star burst into the penalty area on 42 minutes but was felled by the onrushing Watford stopper Ben Foster

Fernandes coolly converted from 12 yards after the midfielder's jump during his run-up sent Foster diving the wrong way

Anthony Martial doubled United's lead with a lofted finish after the Frenchman's initial effort had been smothered by Foster

The striker kept his composure to finish from a tight angle after Fernandes' incisive ball carved open Watford's back line

Mason Greenwood wrapped up the points for the hosts after thundering home an effort from the edge of the penalty area

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close