Day: February 23, 2020
-
England
Arsenal oo garoonkeeda Emirates guul muhiim ah kaga gaartay Everton… +SAWIRRO
(Arsenal) 23 Feb 2020. Arsenal ayaa guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Everton garoonkeeda Emirates, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-2,…
Read More » -
England
“Arsenal waxay u baahan tahay waqti si ay ula qabsato Falsafadeyda” – Mikel Arteta
(Arsenal) 23 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ammaanay ciyaartoydiisa sida ay kaga falceliyeen falsafadiisa, laakiin…
Read More » -
England
Man Utd oo guul ay u qalantay ka gaartay Watford, xilli Bruno Fernandes uu furtay akoonkiisa goolasha ee Red Devils… +SAWIRRO
(Manchester) 23 Feb 2020. Man United ayaa garoonkeeda Old Trafford guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Watford, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Man United iyo Watford ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Manchester) 23 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa naadiga Watford ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Old Trafford kulan ka…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo sheegay in Bruno Fernandes uu noqon doono mid ka mid ah halyeeyadii ugu fiicnaa ee soo martay Man United
(Manchester) 23 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa sheegay in Bruno Fernandes laga yaabo…
Read More » -
England
Koox cusub oo ku soo biirtay loollanka Pogba… (Iska ilow Real Madrid iyo Juventus)
(Yurub) 23 Feb 2020. Waxanan ilaa iyo iminka saldhigan mustaqbalka garoonka Old Trafford ee Paul Pogba iyadoo la rajeynayo in suuqa…
Read More » -
Champ' League
Pep Guardiola oo ka warbixiyay xaaladda dhaawac ee Laporte & Sterling ka hor kulanka Real Madrid
(Manchester) 23 Feb 2020. Hoggaamiyaha reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay xaalada dhaawac ee xiddigahiisa…
Read More » -
England
Bartilmaameedka Kooxda Liverpool ee Timo Werner oo ammaanay macallin Jurgen Klopp
(Leipzig) 23 Feb 2020. Weeraryahanka RB Leipzig ee Timo Werner ayaa ammaanay maamulaha Liverpool ee Jurgen Klopp inuu yahay Tababaraha…
Read More » -
Spain
“Dhaawaca Hazard uma muuqdo mid… sidoo kale waa inaan guuleysano kulanka El Clasico” – Zidane
(Madrid) 23 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay guuldarradii ay xalay kala kulmeen…
Read More » -
Spain
Quique Setién oo ka hadlayay wararka sheegaya in Lionel Messi uu dhaawac qabo
(Barcelona) 23 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Quique Setién ayaa sheegay in Lionel Messi uusan qabin wax dhaawac…
Read More »