Shaxda rasmiga ah kulanka Levante iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Spain) 22 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Levante ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Ciutat de Valencia kulan ka tirsan horyaalka La Liga.
Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Levante iyo Real Madrid.
Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-
Levante XI:
Real Madrid XI:
Gool FM.