Day: February 21, 2020
-
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Levante
(Madrid) 21 Feb 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka…
Read More » -
England
Frank Lampard oo sheegay mudada uu N’Golo Kanté ka maqnaanayo safka kooxda Chelsea
(London) 21 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa ku dhawaaqay mudada uu N’Golo Kanté ka maqnaanayo…
Read More » -
Champ' League
Klopp oo shaaca ka qaaday mudada uu garoomada ka maqnaanayo Henderson kaddib dhaawacii ka soo gaaray kulankii Atletico Madrid
(Liverpool) 21 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Jimco ah mudada…
Read More » -
England
Jurden Klopp oo u jawaab celiyay Tageere Manchester United ah kaddib markii uu….
(Liverpool) 21 Feb 2020. Hoggaamiyaha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurden Klopp ayaa warqad jawaab celin ah u diray 10…
Read More » -
England
Qiimaha lagu helli karo bar-tilmaamed kooxaha Barcelona iyo Man City ee Milan Skriniar oo la ogaaday
(Yurub) 21 Feb 2020. Kooxaha kala ah Barcelona iyo Manchester City ayaa waxa ay si wadajir ah u doonayaan addeega daafaca…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo ku ammaanay mid ka mid ah xiddigihiisa bandhigii quruxda badnaa uu ka sameeyay kulankii Club Brugg
(Yurub) 21 Feb 2020. Macalin Ole Gunnar Solskjær ayaa ku ammaanay mid ka mid ah xiddigihiisa bandhigii quruxda badnaa uu ka…
Read More » -
England
Mikel Arteta oo ku heesaya mid ka mid ah xiddigaha Arsenal, kaddib guushii ay xalay ka gaareen Olympiacos
(Yurub) 21 Feb 2020. Mikel Arteta ayaa ku heesaya mid ka mid ah xiddigaha Arsenal, kaddib guushii ay xalay kaga gaareen…
Read More » -
England
Kooxda Juventus oo isku diyaarineysa in dalab cusub ay ka gudbiso Paul Pogba
(Manchester) 21 Feb 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada England ka soo baxa, kooxda Juventus ayaa diyaarineysa dalab cusub oo…
Read More » -
England
Macalin Ole Gunnar Solskjær oo marmarsiyo cusub u sameeyay bar-bardhicii ay xalay la galeen kooxda Club Bruges
(Manchester) 21 Feb 2020.Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay kulankii ay xalay bar-bardhaca…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha Barcelona oo ka hadlay dareenkiisa kaga aadan xiddigooda cusub ee Martin Braithwaite
(Barcelona) 21 Feb 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in xiddigooda cusub ee Martin Braithwaite…
Read More »