Lampard, Tevez & Shan Ciyaaryahan oo Premier League u wada ciyaaray Kooxaha Man City iyo West Ham United

(Manchester) 20 Feb 2020. Lampard, Tevez ayaa ka mid ah shan ciyaaryahan oo horyaalka Premier League u ciyaaray labada kooxood ee Manchester City iyo West Ham United.

Manchester City ayaa xalay kulan ka tirsan horyaalka Premier League waxa ay garoonkeeda Etihad ku soo dhoweysay naadiga West Ham United, waxaana ay uga adkaatay 2-0.

Taasi waxa ay keentay in dib loo xusuusto xiddigo labadaan kooxood ee Man City iyo West Ham u soo wada ciyaaray horyaalka Premier League kuwaasoo shan ah waxaa hoggaaminaya Lampard iyo Tevez.

Frank Lampard (West Ham 1995-2001, Man City 2014-2015)

Trevor Sinclair (West Ham 1998-2003, Man City 2003-2007)

Paulo Wanchope (West Ham 1999-2000, Man City 2000-2005)

Carlos Tevez (West Ham 2006-2009 (on loan at Man United 2007-2009), Man City 2009-2013)

Pablo Zabaleta (Man City 2008-2017, West Ham 2017-present)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close