Day: February 20, 2020
-
Champ' League
Miyuu qeyb ka noqon doonaa David Silva kulanka Real Madrid kaddib dhaawacii soo gaaray xalay? Guardiola ayaa ka jawaabaya
(Yurub) 20 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay fursada uu David Silva u…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Club Brugge iyo Man United ee tartanka Europa League oo la shaaciyay
(Yurub) 20 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Club Brugge ayaa naadiga Manchester United ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Jan Breydel Stadion…
Read More » -
France
“Kylian Mbappe waa kan hadda iyo mustaqbalka” – Cristiano Ronaldo
(Turino) 20 Feb 2019. Xiddiga reer Portugal iyo kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in Kylian Mbappé uu…
Read More » -
Italy
“Lautaro Martínez waa sida Suárez oo kale, waxaana ka rabaa inuu yimaado Barcelona” – Lionel Messi
(Barcelona) 20 Feb 2019. Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska “Mundo Deportivo” ee…
Read More » -
England
Jamie Redknapp oo sheegay xiddiga ugu fiican England… (Ma van Dijk, Henderson, Mané mise De Bruyne?)
(England) 20 Feb 2019. Xiddigii hore kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jamie Redknapp isla markaana falaqeeye ka ah shabakada “Sky Sports”…
Read More » -
Spain
“Waan ka murugooday in shaqada Barcelona laga eryo Ernesto Valverde” – Lionel Messi
(Barcelona) 20 Feb 2019. Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa muujiyay sida uusan ugu faraxsaneyn in shaqada laga…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Barcelona oo la saxiixatay Martin Braithwaite oo noqonaya bedelka Ousmane Dembélé
(Barcelona) 20 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ugu dambeyn maanta dhammaystiray saxiixa Martin Braithwaite, kaddib markii naadiga reer…
Read More » -
England
Imise lacag ah ayay Kooxda kubadda cagta Chelsea dul dhigtay madaxa Marcos Alonso?
(London) 20 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la ogaaday qiimaha ay dul dhigtay madaxa daafaceeda Marcos Alonso. Chelsea ayaa…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Dekedda oo guul soo xirtay wajiga hore horyaalka xilli hoggaanka ay la wareegtay
(Muqdisho) 20 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa dib ugu soo laabatay hoggaanka horyaalka Somali Premier League kaddib guushii…
Read More » -
England
Lampard, Tevez & Shan Ciyaaryahan oo Premier League u wada ciyaaray Kooxaha Man City iyo West Ham United
(Manchester) 20 Feb 2020. Lampard, Tevez ayaa ka mid ah shan ciyaaryahan oo horyaalka Premier League u ciyaaray labada kooxood…
Read More »