Shaxda rasmiga ah kulanka Chelsea iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(London) 17 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa naadiga Manchester United ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Stamford Bridge kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Chelsea iyo Manchester United.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Chelsea XI:

Image

Man Utd XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close