Shaxda rasmiga ah kulanka Lazio iyo Inter ee horyaalka Serie A oo la shaaciyay

(Roma) 16 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Lazio ayaa naadiga Inter Milan ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Olimpico kulan ka tirsan horyaalka Serie A.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Lazio iyo Inter.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Lazio XI:

Image

Inter XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close