Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona iyo Getafe oo la shaaciyey… (Yaa ku soo bilowday kulanka Camp Nou?)

(Barcelona) 15 Feb 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Getafe.

Kulankaan oo ka tirsan horyaalka La Liga ayay Barcelona ku soo dhoweyn doontaa naadiga Getafe garoonka Camp Nou.

SAFAFKA RASMIGA AH OO AY GAROONKA KU SOO GELI DOONAAN HOOS KA EEG:-

Safka hore ee Barcelona: Ter Stegen; Sergi Roberto, Pique, Umtiti, Jordi Alba; De Jong, Busquets, Arthur; Messi, Griezmann, Ansu Fati.

Safka hore ee Getafe: Soria; Nyom, Djene, Etxeita, Oliveira; Etebo, Arambarri, Maksimovic, Cucurella; Molina, Mata.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close