Tababare Quique Setién oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska 18-ka xiddig ee kooxda Barcelona kaga qeyb galaya kulanka Getafe

(Barcelona) 14 Feb 2020. Macalin Quique Setién ayaa shaaciyey liiska 18-ka xiddig kooxda Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka ay soo dhaweyn doonaan Getafe ee horyaalka La Liga dalka Spain

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka horyaalka La Liga ay Maqribka barri ku soo dhaweyn doonto kooxda Getafe garoonka Camp Nou , iyadoo macalin Quique Setién uu helayo kulankan dhamaan xiddigihiisa muhiimka ah marka laga reebo Luis Suárez oo dhaawac ku maqan.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Quique Setién, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka Getafe ee horyaalka La Liga:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close