Day: February 14, 2020
-
England
RASMI: Manchester City oo laga ganaaxay ka qeyb galka tartanka Champions League
(Manchester) 14 Feb 2020. Xiriirka Kubbadda Cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay in Manchester City laga mamnuuci doono tartanka…
Read More » -
Spain
“Fursada ay Barcelona ugu guuleysan karto La Liga waxay kala siman tahay Real Madrid” – Quique Setién
(Barcelona) 14 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Quique Setién ayaa shaaca ka qaaday inuu aamisan yahay in fursada…
Read More » -
England
Frank Lampard oo ka hadlay mustaqbalka Pedro iyo Willian kaddib heshiiska ay la gaareen Hakim Ziyech
(London) 14 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa ka hadlay mustaqbalka xiddigaha Pedro Rodríguez iyo Willian,…
Read More » -
England
Taageerayaasha Liverpool oo helaya war farxad leh ee ku saabsan Sadio Mané kahor kulanka Norwich City
(Liverpool) 14 Feb 2020. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in Sadio Mané uu…
Read More » -
Spain
Tababare Quique Setién oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska 18-ka xiddig ee kooxda Barcelona kaga qeyb galaya kulanka Getafe
(Barcelona) 14 Feb 2020. Macalin Quique Setién ayaa shaaciyey liiska 18-ka xiddig kooxda Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka…
Read More » -
England
Man United oo go’aamisay qiimaha ay kaga iibineyso Paul Pogba kooxaha Real Madrid iyo Juventus
(Manchester) 14 Feb 2020. Paul Pogba ayaa doonaya inuu ka tago garoonka Old Trafford waxaana la filayaa in arrintaan ay dhici…
Read More » -
Italy
“Cristiano Ronaldo wuxuu ka mid yahay sababaha aan dib ugu soo laabtay Juventus” – Buffon
(Turin) 14 Feb 2020. Goolhaayaha kooxda kubadda cagta Juvntus ee Gianluigi Buffon ayaa xaqiijiyay in xiddigga Cristiano Ronaldo uu yahay mid…
Read More » -
England
“Waa mid ka mid ah da’ayarta ugu fiican adduunka” – Jamie Carragher oo ammaan ugu qubeeyay Jadon Sancho
(England) 14 Feb 2020. Xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa ku guuleystay inuu soo jiito dhamaan kooxaha waa weyn…
Read More » -
Ameerika
“Mar walba waa midka ugu fiican” – Tababaraha xulka qaranka Argantina oo difacay Lionel Messi
(Argantina) 14 Feb 2020. Macalinka xulka qaranka Argantina ee Lionel Scaloni ayaa sheegay in Lionel Messi inuu had iyo jeer ku…
Read More » -
England
“Henderson waa ciyaaryahanka ugu fiican Premier League” – Andrew Robertson
(Liverpool) 14 Feb 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Andrew Robertson ayaa aamminsan in saaxiibkiis kula sugan Reds ee Jordan…
Read More »