Day: February 13, 2020
-
Italy
“Dabcan waxaan jeclaan lahaa inaan la ciyaaro Cristaino Ronaldo” – Ivan Rakitić
(Barcelona) 13 Feb 2020. Xiddiga kooxda Barcelona ee Ivan Rakitić ayaa si cad u sheegay rabitaankiisa ku aadan inuu ka garab…
Read More » -
England
Waa kee xiddiga ay sida weyn ugu dagaalami doonaan saxiixiisa kooxaha Real Madrid iyo Liverpool suuqa xagaaga?
(Yurub) 13 Feb 2020. Wargeysyada gudaha Spain ayaa waxay shaaca ka qaadeen maanta oo khamiis ah in kooxaha Real Madrid iyo…
Read More » -
Spain
Fabio Capello oo saadaaliyay kooxda ku guuleysan karta horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan
(Spain) 13 Feb 2020. Tababaraha reer talyaani ee Fabio Capello ayaa saadaaliyay kooxda ku guuleysan karta horyaalka La Liga ee dalka…
Read More » -
England
RASMI: Ajax oo xaqiijisay in Hakim Ziyech uu u dhaqaaqi doono kooxda Chelsea xagaaga soo socda
(Holland) 13 Feb 2020. Kooxda Ajax Amsterdam ayaa maanta oo Khamiis ah ku xaqiijisay website-keeda rasmiga ah, in heshiis ay la…
Read More » -
Spain
Valverde oo ka baxay aamusnaanta isla markaana rajeeyay in Real Madrid loo caleemo saari doonaa La Liga
(Spain) 13 Feb 2020. Macalinka reer Spain ee Ernesto Valverde ayaa ka baxay aamusnaanta wuxuuna la hadlay warbaahinta markii ugu horreysay,…
Read More » -
England
Man United, Liverpool iyo Bayern Munich oo ku dagaalamaya xiddig ka tirsan kooxda Arsenal
(England) 13 Feb 2020. Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ayaa waxay tartan xoogan u galeen sida ay ku heli lahaayeen saxiixa…
Read More » -
England
Macalinka kooxda Ajax oo xaqiijiyay in Hakim Ziyech uu ku biirayo Premier League xagaaga soo socda
(Holland) 13 Feb 2020. Macalinka reer Holland iyo kooxda kubadda cagta Ajax ee Erik ten Hag ayaa xaqiijiyay in naadiga Chelsea…
Read More » -
Spain
Wakiilkii hore ee Lionel Messi oo ka hadlay suurtogalnimada uu kaga tagi karo Barcelona
(Barcelona) 13 Feb 2020. Wakiilkii hore Lionel Messi ee Horacio Gaggioli ayaa ka jawaab celiyay wararka sheegaya in xiddigga reer…
Read More »