Day: February 12, 2020
-
Spain
Muxuu ka yiri Jordi Mestre heshiis kordhinta Lionel Messi ee kooxda Barcelona?
(Barcelona) 12 Feb 2020. Madaxweyne ku xigeenkii hore kooxda Barcelona ee Jordi Mestre ayaan hubin hadii Lionel Messi uu qandraas…
Read More » -
England
“Waa riyo ii rumowday inuu tababare ii noqdo Guardiola, sidoo kale afar sano oo qurux badan ayaan la qaatay Klopp”
(England) 12 Feb 2020. Xiddig kasta ee ku xamaasha kubadda cagta ayaa wuxuu jeclaan lahaa inuu ka hoos shaqeeyo labada macallin…
Read More » -
England
Paul Pogba oo diyaar u ah kulanka weyn ee Manchester derby
(Manchester) 12 Feb 2020. Ciyaaryahanka caalamiga ah ee qaranka France iyo kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa dhaawac kaga maqan…
Read More » -
England
Chelsea oo dib ula soo wareegeysa mid ka mid ah xiddigaheedii hore
(London) 12 Feb 2020. Kooxda ka dhisan Galbeedka Magaalada London ee Chelsea ayaa lagu soo warramayaa in ay dib ula soo…
Read More » -
Afrika
Qaar ka mid ah dhallinyarada Magaalada Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadlay kulanka adag ee galabta dhex mari doono Elman iyo dekedda
(Muqdisho) 12 Feb 2020. Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wadaa inuu ka dhaco garoonka Eng Yariisow…
Read More » -
Afrika
Horudhac: Elman iyo dekedda… (Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka adag ee galabta ka dhici doono garoonka Eng Yariisow)
(Muqdisho) 12 Feb 2020. Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wada inuu ka dhaco garoonka Eng Yariisow…
Read More » -
Italy
“Inter waxay diyaar u tahay inay la soo saxiixato Lionel Messi” – Fabio Cannavaro
(Milano) 12 Feb 2020. Halyeyga kubadda cagta wadanka Talyaaniga ee Fabio Cannavaro ayaa muujiyay sida uu u jecelyahay inuu arko Lionel…
Read More » -
Suuqa
WAR CUSUB oo ka duwan kuwii hore ee ka soo baxaya heshiiska ay Man Utd ku dooneyso xiddigaha Maddison iyo Grealish
(Manchester) 12 Feb 2020. Manchester United ayaa dooneysa inay heshiis la gaarto xiddigaha James Maddison iyo Jack Grealish inta lagu jiro…
Read More » -
Spain
“Ku guuleysiga tartamo waxay caadi iiga noqotay Real Madrid” – Xiddig Los Blancos ah
(London) 12 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa waxay caado u noqotay in xilli ciyaareed kasta looga fadhiyo…
Read More »