Day: February 11, 2020
-
England
Paul Merson oo kula taliyay Mikel Arteta in uu soo qaato xiddig hore ee kooxda Chelsea ah
(London) 11 Feb 2020. Paul Merson ayaa rumeysan in Arsenal ay soo qaadato daafacii hore kooxda ka dhisan Galbeedka Magaalada London…
Read More » -
England
Man United, Arsenal iyo Chelsea oo ku tartamaya xiddig ka ciyaara horyaalka Talyaaniga
(England) 11 Feb 2020. Kooxaha kala ah Manchester United, Arsenal iyo Chelsea ayaa dhamantood waxa ay u hanqal taagayaan weeraryahanka Napoli…
Read More » -
England
Juventus oo durba badelka Maurizio Sarri ka dhex aragta horyaalka Premier League
(Turin) 11 Feb 2020. Juventus ayaa durba badelka Maurizio Sarri ka dhex aragta horyaalka Premier League ee dalka Engaland, kaddib markii…
Read More » -
England
Saakay iyo Waxyaabihii ay Wargeysyadu ka qoreen Suuqa kala iibsiga Xiddigaha… (Klopp, Ramsey, James & Kuwo kale)
(Yurub) 11 Feb 2020. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.…
Read More » -
England
Waa kee xiddiga ugu wanaagsan kooxda Arsenal? – Guendouzi ayaa ka jawaabaya
(London) 11 Feb 2020. Ciyaaryahanka caalamiga ah wadanka France ee Matteo Guendouzi ayaa la weydiiyay su’aal aheyd xiddiga ugu wanaagsan ee…
Read More » -
Soomaaliya
Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo maanta lagu ciyaarayo garoonka Eng Yariisow
(Muqdisho) 11 Feb 2020. Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wada inuu ka dhaco garoonka Eng yariisow…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo ammaan ka helaya mid ka mid ah halyeeyada kooxda Real Madrid
(Madrid) 11 Feb 2020. Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa wuxuu ammaan ka helay mid ka mid…
Read More » -
England
Mesut Ozil oo si cad kaga hadlay wararka xanta ah ee sheegaya inuu ka tagayo Arsenal
(London) 11 Feb 2020. Xiddiga reer Germany iyo kooxda Arsenal ee Mesut Özil ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa Emirates Stadium ee dhaca…
Read More » -
England
Man City iyo Chelsea oo kula tartamaya kooxda Liverpool xiddig ka ciyaara La Liga
(England) 11 Feb 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada ka soo baxa gudaha dalka England tartanka adag ayaa u dhexeeya…
Read More » -
England
Hadddii ay Arsenal ku dhameysan doonto afarta sarre ee Premier League, farqiga u dhaxeeya Arteta iyo Emery & Özil oo dhowr arrimood ka hadlay
(London) 11 Feb 2020. Kubad sameeyaha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Mesut Özil ayaa aaminsan in Gunners ay xilli ciyaareedkan…
Read More »