Shaxda rasmiga ah kulanka Real Betis iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Spain) 09 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Real Betis ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Benito Villamarin kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Real Betis iyo Barcelona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Real Betis XI:

Image

Barcelona XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close