Shaxda rasmiga ah kulanka adag Milan Derby kooxaha Inter iyo Milan ee horyaalka Serie A oo la shaaciyay

(Milan) 09 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Intar ayaa naadiga ay dariska yihiin ee Milan waxay ku marti galineysaa caawa garoonka ka wada dhexeeya ee Giuseppe Meazza kulan ka tirsan horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.

Haddaba waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Inter iyo AC Milan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Inter XI:

Image

Milan XI: Donnarumma, Andrea Conti, Kjaer, Romagnoli, Hernandez, Castillejo, Kessie, Bennacer, Rebic, Calhanoglu, Ibrahimovic.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close