Day: February 9, 2020
-
Spain
Barcelona oo saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Real Betis… +SAWIRRO
(Spain) 10 Feb 2020. Barcelona ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Real Betis oo ay ku booqatay garoonka Benito Villamarin,…
Read More » -
Italy
Inter oo guul soo laabsho cajiib ah kaga gaartay AC Milan kulankii adkaa ee Milan Derby… +SAWIRRO
(Milano) 10 Feb 2020. Inter ayaa guul soo laabsho cajiib ah ah kaga gaartay kooxda AC Milan kulankii adkaa la wada…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Real Betis iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 09 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Real Betis ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Benito Villamarin kulan ka…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Milan Derby kooxaha Inter iyo Milan ee horyaalka Serie A oo la shaaciyay
(Milan) 09 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Intar ayaa naadiga ay dariska yihiin ee Milan waxay ku marti galineysaa caawa garoonka…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo falanqeeyay guushii ay ka gaareen kooxda Osasuna
(Madrid) 09 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa falanqeeyay guushii ay ka gaareen naadiga Osasuna.…
Read More » -
England
Bayern Munich oo kula dagaalameysa Arsenal iyo Barcelona saxiixa xiddig ka ciyaara horyaalka Bundesliga
(Munich) 09 Feb 2020. Wararka ka soo baxaya gudaha Germany ayaa waxa ay sheegayan in Bayern Munich ay kula soo biirtay…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Osasuna oo ay booqatay… +SAWIRRO
(Madrid) 09 Feb 2020. Real Madrid ay guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Osasuna oo ay ku booqatay garoonka…
Read More » -
England
Wakiilka Jorginho oo sheegay in xiddiga uu ka tagi karo kooxda Chelsea haddii…
(London) 09 Feb 2020. Wakiilka Jorginho ayaa qirtay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea uu ka tagi karo Garoonka Stamford Bridge…
Read More » -
Italy
Juventus oo xaqiijisay in wadahadal qandraas kordhin ah ay kula jirto Dybala
(Turin) 09 Feb 2020. Agaasimaha ciyaara kooxda kubadda cagta Juventus ee Fabio Paratici ayaa shaaca ka qaaday in ay bilaabeen wada…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Osasuna iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 09 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Osasuna ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa garoonkeeda El Sadar kulan ka tirsan…
Read More »