Day: February 8, 2020
-
Spain
Tababare Quique Setién oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska 18-ka xiddig ee kooxda Barcelona kaga qeyb galaya kulanka Real Betis
(Barcelona) 08 Feb 2020. Macalin Quique Setién ayaa shaaciyey liiska 18-ka xiddig kooxda Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo shir Jaraa’id uu ka soo muuqday kaga hadlay Gareth Bale
(Madrid) 08 Feb 2020. Wararka xanta ah ee ka dhexeeya Zinedine Zidane iyo Gareth Bale ayaa weli laga wada hadlayaa, laakiin…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Liiska 19-ka ciyaaryahan ee Kooxda Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Axadda ee Osasuna oo la shaaciyey
(Madrid) 08 Feb 2020. Tababare Zidane ayaa shaaca ka qaaday liiska xiddigaha 19-ka ka kooban ee Real Madrid oo uu…
Read More » -
Spain
Barcelona oo la xiriirtay xiddig ku sugan Spain si ay kaga dhigato badelka Luis Suarez
(Barcelona) 08 Feb 2020. Warbaahinta Spain ayaa waxa ay ku warramayaan in kooxda Barcelona ay xiriir la sameysay xiddiga Real Zaragoza…
Read More » -
Afrika
DAAWO MUUQAAL: Magaalada Muqdisho oo lagu soo gaba gabeeyay tartanka qaadista miisaanka culus
(Muqdisho) 08 Feb 2020. Magaalada Muqdisho waxaa toddobaadkan lagu soo gaba gabeeyay tartanka qaadista miisaanka culus. Tartankan waxaa ka qay bgalay…
Read More » -
England
Qiimaha kama dambeysta ah ay Barcelona ku fasixi karto Philippe Coutinho oo shaaca laga qaaday
(Barcelona) 08 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa u oggolaaneysa Philippe Coutinho in uu ka tago islmarkaana ay ku…
Read More » -
England
Taageryaasha kooxda Manchester United oo helaya war farxad leh
(Manchester) 08 Feb 2020. Macallinka reer Norway iyo kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in xiddigiisa…
Read More » -
England
Daacadii….Cidna! – Pepe oo shaaca ka qaaday in uusan jirin hal daafac uu ku hor dhibaatoodo
(London) 08 Feb 2020. Weeraryahanka kooxda Arsenal ee Nicolas Pepe ayaa shaaca ka qaaday in uusan jirin hal daafac oo…
Read More » -
England
Madaxweynaha Bayer Munich oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Cristiano Ronaldo
(Munich) 08 Feb 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Bayer Munich ee Herbert Hainer ayaa beeniyay in ay xiiseynayaan weeraryahanka Juventus ee…
Read More » -
England
Tababare Jürgen Klopp & Weeraryahan Sergio Agüero oo rikoorro cusub ka sameeyey Premier League kaddib markii…
(England) 08 Feb 2020. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp & Weeraryayanka Naadiga Manchester City ee Sergio Agüero…
Read More »