Day: February 7, 2020
-
England
“Cristiano Ronaldo wuu ciyaari karaa ilaa iyo da’ada 40 jirka” – Xiddig hore oo kooxda Man Utd ah
(Yurub) 07 Feb 2020. Cristiano Ronaldo ayaa maalmo ka hor wuxuu noqday 35 jir, inkastoo ay da’adiisa sii weynaaneyso, hadana wuxuu…
Read More » -
Spain
Pep Guardiola oo ka hadlay wararka xanta ah ee la xiriirinaya Lionel Messi & dhaawaca Raheem Sterling
(Manchester) 07 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka jawaab celiyay wararka xanta ah ee…
Read More » -
England
Man City oo xaqiijisay in Raheem Sterling uu seegi doono kulanka West Ham
(Manchester) 07 Feb 2020. Weeraryahanka kooxda Manchester City ee Raheem Sterling ayaa seegi doona kulanka Axada ee horyaalka Premier League ay…
Read More » -
Italy
Andrea Pirlo oo ka hadlay kulanka la wada sugayo ee Derby di Milano… muxuuse ka yiri Antonio Conte?
(Milan) 07 Feb 2020. Halyeeyga kubadda cagta Talyaaniga ee Andrea Pirlo ayaa ka hadlay kulanka la wada sugayo ee Derby di…
Read More » -
Champ' League
“Waxaan ku kalsoon nahay awooda aan u leenahay ku guuleysiga Champions League” – Gerard Piqué
(Barcelona) 07 Feb 2020. Daafaca reer Spain iyo kooxda Barcelona ee Gerard Piqué ayaa u muuqda mid kalsooni ku qaba awooda…
Read More » -
Champ' League
“Waan kula guuleysan karaa Champions League kooxda Juventus” – Cristiano Ronaldo
(Turin) 07 Feb 2020. Weeraryahanka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in Juventus ay siisay fursad cusub si uu ugu…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha Barcelona oo ka hadlay guuldarradii ay xalay kala kulmeen kooxda Athletic Bilbao
(Barcelona) 07 Feb 2020. Madaxweynaha Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa ka hadlay guuldarradii kooxdiisa ka soo gaartay Athletic Bilbao kulankii…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Zidane guuldarradii xanuunka badneyd ee xalay ka soo gaartay Real Sociedad?
(Madrid) 07 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku tilmaamay guuldarradii ka soo gaartay naadiga…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo wax walwal ah ka baqin xiisaha Barcelona ee Lautaro Martinez
(Milan) 07 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in wax walwal ah aysan ka qabin xiisaha…
Read More » -
Italy
Juventus oo go’aamisay mustaqbalka weeraryahankeeda Paulo Dybala
(Turin) 07 Feb 2020. Juventus ayaa go’aamisay mustaqbalka weeraryahankeeda reer Argantina ee Paulo Dybala Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa qandraaska…
Read More »