Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Real Madrid iyo Real Sociedad ee Copa del Rey oo la shaaciyay

(Madrid) 06 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Real Sociedad ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Santiago Bernabeu kulan ka tirsan Tartanka Copa del Rey.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Real Sociedad.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Real Madrid XI:

Image

Real Sociedad XI: Remiro,Zubeldia, Elustondo, Merino,  Oyarzabal,  Zaldua, Cristian Portu,  Oedegaard, Robin Le Normand, Monreal, Alexander Isak.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close