Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Athletic Bilbao iyo Barcelona ee Copa del Rey oo la shaaciyay

(Spain) 06 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Athletic Bilbao ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonkeeda San Mames Barria kulan ka tirsan Tartanka Copa del Rey.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Athletic Bilbao iyo Barcelona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Athletic Bilbao XI:

Image

Barcelona XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close