Day: February 6, 2020
-
Spain
Athletic Club oo gaartay afar dhammaadka Copa Del Rey markii ay Tareenka tartanka ka tuurtay Barcelona… + SAWIRRO
(Barcelona) 06 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Athletic Club ayaa iska xaadirisay afar dhammaadka tartanka Copa Del Rey kaddib markii ay…
Read More » -
Spain
Real Sociedad oo iska xaadirisay afar dhammaadka Copa Del Rey markii ay Bernabeu ku garaacday Real Madrid kulan 7 gool la iska dhaliyey
(Madrid) 06 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa tartanka Copa Del Rey looga reebay garoonkeeda Bernabeu kulan 7…
Read More » -
England
“Waxaa biloowday sanadihii wacnaa ee Liverpool” – Rio Ferdinand
(England) 06 Feb 2020. Daafacii hore kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa qiray in Liverpool ay sanadkan ku guuleysan…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Athletic Bilbao iyo Barcelona ee Copa del Rey oo la shaaciyay
(Spain) 06 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Athletic Bilbao ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonkeeda San Mames Barria kulan…
Read More » -
England
Taageere Afar sano garoomada laga ganaaxay kaddib markii uu Jinsi faquuq u geystay xiddig ka tiran Chelsea
(England) 06 Feb 2020. Taageere ayaa garoomada laga ganaaxay mudo dhan 4 sano in uusan u soo xaadiri karin garoomada…
Read More » -
England
Kooxaha ugu waa weyn qaarada Yurub oo saf ugu jira Lionel Messi
(Yurub) 06 Feb 2020. Sida laga soo xiganayo wargeyska dalka Talyaaniga ka soo baxa ee “La Gazetta dello Sport” Kooxaha ugu…
Read More » -
England
RASMI: Waqtiga la daah furi doono horyaalka Premier League ee xilli ciyaaredka 2020/21 oo la shaaciyay
(England) 06 Feb 2020. Horyaalka kubadda cagta ee Premier League ayaa lagu tilmaamaa in uu yahay horyaalka ugu xiisaha iyo xamaasada…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Real Madrid iyo Real Sociedad ee Copa del Rey oo la shaaciyay
(Madrid) 06 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Real Sociedad ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Santiago Bernabeu kulan…
Read More » -
England
Arsenal oo Saddex ka mid ah xiddigaheeda safkeeda hore iska iibineysa suuqa xagaaga
(London) 06 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa lagu soo warramayaa in saddex ka mid ah cyaaryahanada safkeeda hore…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo ka hadlay qaab ciyaareedka Ansu Fati ee kooxda Barcelona
(Manchester) 06 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ammaanay da’ayarka Barcelona ee Ansu Fati, kaasoo…
Read More »