Saakay iyo Waxyaabihii ay Wargeysyadu ka qoreen Suuqa kala iibsiga Xiddigaha… (Pogba, Sane, Stones, Maddison & Kuwo kale)

(Yurub) 05 Feb 2020. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Waxaan idiin soo koobi doonaa wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kooxaha qaaradda Yurub, waxaana cinwaanadooda ugu sarreeya Pogba, Sane, Stones, Maddison & Kuwo kale.

Masuul kama noqon doono xaqiiqada iyo jiritaanka wararka aan hoos idin kugu soo gudbino, maadaama aan u xaglin doono ilaha aan ka soo xiganay.

Haddaba waxaan idiin soo gudbinaynaa wararkii ugu dambeeyay ay Wargeysyada ka qoreen xanta suuqa iyo xiddigaha la doonayo, kala soco muuqaalka hoose.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close