Messi & Griez oo hoggaaminaya liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Athletic Bilbao ee Copa del Rey

(Barcelona) 05 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaacisay liiska rasmiga ah ee ka kooban 18-ka ciyaaryahan kuwaasoo uga qeyb galaya kulanka Athletic Bilbao ee Copa del Rey.

Lionel Messi iyo Griezmann ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha Kooxda Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Athletic Bilbao ee Copa del Rey, iyadoo Vidal uu dib u soo laabtay.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Barcelona, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka Athletic Bilbao ee Copa del Rey:-

Goolhayeyaasha: Ter Stegen, Inaki Pena

Daafacyada: Semedo, Pique, Lenglet, Umtiti, Alba, Firpo, Araujo

Khadka Dhexe: Rakitic, Busquets, Arthur, Roberto, De Jong, Collado, Riqui Puig, Vidal.

Weerarka: Messi, Griezmann, Ansu Fati.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close