Day: February 5, 2020
-
Spain
Messi & Griez oo hoggaaminaya liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Athletic Bilbao ee Copa del Rey
(Barcelona) 05 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaacisay liiska rasmiga ah ee ka kooban 18-ka ciyaaryahan kuwaasoo uga…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Real Sociedad ee Copa del Rey
(Madrid) 05 Feb 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Real…
Read More » -
England
Booskee ayuu Bruno Fernandes ka galay xiddigaha Portuguese-ka ah ee ugu qaalisan Premier League?
(Manchester) 05 Feb 2020. Waxaa la shaaciyey 10-ka ciyaaryahan ee Portuguese-ka ah kuwaasoo ugu qaalisan Premier League, waxaana arrintaan ay…
Read More » -
England
Angel Di Maria oo shaaca ka qaaday inuu iska diiday xirashada lambarka 7-aad ee Kooxda Man United & Lambarkii uu markaas ka dalbaday!
(Paris) 05 Feb 2020. Ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta PSG iyo xulka qaranka Argentine ee Angel Di Maria ayaa si cad…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo ka mid noqday musharraxiinta abaal-marinta Sports Cultura ee Barcelona
(Barcelona) 05 Feb 2020. Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka mid ah ciyaartooyda u sharraxan abaal-marinta…
Read More » -
England
Inter Milan iyo Bayern Munich oo wada doonaya xiddig ay Kooxda Manchester City diyaar u tahay inuu tago
(Manchester) 05 Feb 2020. Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iska fasaxo suuqa xagaagaan…
Read More » -
England
Waxqabadka Cristiano Ronaldo oo ay maanta ku beegan tahay markii uu dunida ku soo biiray
(Turin) 05 Feb 2020. Kabtanka xulka qaranka Portugal iyo dhaliyaha ugu halista badan kooxda Juventus iyo guud ahaan kubadda cagta…
Read More » -
Soomaaliya
Kooxda Mogadishu City Club oo afka ciidda u dartay Dekedda kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 05 Feb 2020. Kooxaha Dekedda iyo Mogadishu City Club ayaa galabta kulan xiiso badan kuwada ciyaaray garoonka Eng Yariisow,…
Read More » -
England
Kooxda Juventus oo Bayern Munich ka dulqaadaysa saxiixa xiddiga Man City ee Leroy Sane
(Yurub) 05 Feb 2020. Kooxda Kubadda cagta Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsanayso inay suuqa xagaaga u dhaqaaqdo…
Read More » -
Champ' League
Benzema & Asensio oo hoggaaminaya liiska xiddigaha Real Madrid ee ka qeyb galaya wareegga 16-ka Champions League
(Madrid) 05 Feb 2020. Karim Benzema ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya wareegga 16-ka…
Read More »