Day: February 4, 2020
-
England
Liverpool oo qandaraaska u kordhineysa labo ka mid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan
(Liverpool) 04 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa ku fikireysa in heshiis cusub ay ka saxiixato labadeeda xiddig kala…
Read More » -
England
RASMI: Sergio Aguero oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bishii Janaayo ee Kooxda Manchester City
(Manchester) 04 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa xaqiijisay in weeraryahankeeda Sergio Aguero uu ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu…
Read More » -
Horyaallada
Ansu Fati oo fagaaraha ku ceebeystay qaar ka mid ah Weeraryahannada Kooxda Real Madrid
(Barcelona) 04 Feb 2020. Ansu Fati ayaa noqotay xiddigii ugu da’da yaraa ee labo gool ka dhaliyay horyaalka La Ligaha…
Read More » -
Italy
Lukaku oo si weyn u ammaanay Zlatan Ibrahimovic kahor kulanka Milan Derby ee Toddobaadka soo socda
(Milano) 04 Feb 2020. Weeraryahanka reer Belgium iyo kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay…
Read More » -
England
Ian Wright oo u sheegay Manchester City hal arrin oo ay ku qurxin karto xilli ciyaareedkeeda
(Manchester) 04 Feb 2020. Weeraryahankii hore xulka qaranka England ee Ian Wright ayaa sheegay in iyadoo ay Liverpool ku sii dhawaaneyso…
Read More » -
Spain
De Jong: “Barcelona waxay ku guuleysan kartaa Champions League xilli ciyaareedkan”
(Barcelona) 04 Feb 2020. Ciyaaryahanka caalamiga ah ee qaranka Holland Frenkie de Jong ayaa aaminsan in kooxdiisa Barcelona ay ku guuleysan…
Read More » -
France
Angel Di Maria oo ka hadlay isku dhaca Kylian Mbappe & Tababaraha Kooxda PSG ee Thomas Tuchel
(Paris) 04 Feb 2020. Angel Di Maria ayaa ku dhaleeceeyay Kylian Mbappe qaabkii uu uga falceliyay markii la bedelay intii…
Read More » -
England
Liverpool oo lagu booriyay in ay iska iibiso Mohamed Salah si ay u soo qaadato….
(Liverpool) 04 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa lagu booriyay in ay iska iibiso weeraryahankeeda Massaarida ah ee Mohamed…
Read More » -
England
Saakay iyo Waxyaabihii ay Wargeysyadu ka qoreen Suuqa kala iibsiga Xiddigaha… (Bale, Mbappe, Lingard & Kuwo kale)
(Yurub) 04 Feb 2020. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.…
Read More » -
England
Laacib ka tirsan Manchester United oo ka hadlay waxa laga filan karo Bruno Fernandes
(Manchester) 04 Feb 2020. Laacib ka tirsan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ka hadlay waxa laga filan karo xiddiga…
Read More »