Day: February 2, 2020
-
Spain
Barcelona oo Camp Nou guul kaga gaartay kooxda Levante, xilli Ansu Fati kulankan si weyn isugu muujiyay… +SAWIRRO
(Barcelona) 03 Feb 2020. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou guul kaga gaartay kooxda Levante, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo ka hadlay dareenkiisa kaddib goolkiisii 50-aad ee horyaalka Talyaaniga
(Turin) 02 Feb 2020. Weeraryahanka xulka Qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ka hadlay dareenkiisa ah in 50 oo horyaalka Talyaaniga…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Barcelona iyo Levante ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Barcelona) 02 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Levante ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Camp Nou kulan ka tirsan…
Read More » -
England
Guardiola oo shaaca ka qaaday waqtiga uu garoomada dib ugu soo laabanayo Aymeric Laporte
(Mancheste) 02 Feb 2020. Macallinka kooxda kubada cagta ee Manchester City Pep Guardiola ayaa waxa uu shaaca ka qaaday waqtiga uu…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Tottenham oo London ku soo garaacday Man City oo kaarka cas laga qaatay… + SAWIRRO
(London) 02 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ayaa Magaalada London ku soo garaacday Man City oo marti u…
Read More » -
England
Kooxaha Burnley Iyo Arsenal oo barbaro ku kala baxay… +SAWIRRO
(England) 02 Feb 2020. Kooxaha Burnley iyo Arsenal ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Turf Moor, kaddib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Tottenham Iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(London) 02 Feb 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Tottenham Iyo…
Read More » -
England
“113 xiddig ayaa la la xiriiriyay, waxayna la saxiixatay kaliya saddex ciyaaryahan”… (Waa tee kooxda ka dhisan Premier League ee waalida ka sameysay suuqii Janaayo?)
(England) 02 Feb 2020. Mid ka mid ah kooxaha ka ciyaara horyaalka Premier League ayaa la la xiriiriyay 113 Ciyaartooy,…
Read More » -
England
Waa kuma xiddiga aan guuldarro la kulmin kulan Premier League tan iyo 22 bishii Janaayo 2018 ee ka tirsan Kooxda Liverpool?
(Liverpool) 02 Feb 2020. Kooxda Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Southampton garoonkeeda Anfield, waxaana ay uga adkaatay…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo guul ku hogaamiyay Juventus kaddib markii ay ka adkaadeen Fiorentina… +SAWIRRO
(Turin) 02 Feb 2020. Juventus ayaa guul ay u baahneyd ka gaartay kooxda Fiorentina oo marti ugu aheyd Allianz Stadium, kaddib…
Read More »