Day: February 1, 2020
-
England
Tababare Jurgen Klopp oo ka hadlay guushii ay ka gaareen kooxda Southampton
(Liverpool) 01 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka hadlay dareenkiisa kaga aadan guushii weyneyd ay…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Zinedine Zidane guushii ay ka gaareen kulankii adkaa ee Madrid Derby?
(Madrid) 01 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa faallo ka bixiyay guushii ay ka gaareen…
Read More » -
England
Man Utd oo barbaro la dhaafi weysay kooxda Wolverhampton oo marti ugu aheyd garoonka Old Trafford… +SAWIRRO
(Manchester) 01 Feb 2020. Manchester United ayaa barbardhac la dhaafi weysay kooxda Wolverhampton oo marti ugu aheyd garoonka Old Trafford, kaddib…
Read More » -
England
PSG oo lumineysa Toddobo xiddig oo ay ku jiraan Edinson Cavani & Thiago Silva
(Paris) 01 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta ee Paris Saint-Germain ayaa qasaari karta toddoba ciyaaryahan suuqa kala iibsiga ee soo…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo guul dirqi ah kaga gaartay Atletico Madrid garoonka Santiago Bernabeu… +SAWIRRO
(Madrid) 01 Feb 2020. Real Madrid ayaa guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Atletico Madrid garoonka Santiago Bernabeu, kaddib markii ay…
Read More » -
Spain
Liverpool oo wali la qaban la’ayahay kaddib markii ay guul ka gaartay Southampton… +SAWIRRO
(Liverpool) 01 Feb 2020. Liverpool ayaa guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Southampton garoonka Anfield, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Man Utd Iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Manchester) 01 Feb 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester Utd Iyo…
Read More » -
England
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibka bisha Janaayo ee Kooxda Manchester United oo lagu dhawaaqay
(Manchester) 01 Feb 2020. Waxaa la shaaciyey ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta laacibka ugu fiicnaa bisha Janaayo ee kooxda Manchester United.…
Read More » -
England
Lambarrada macquulka ah inuu midkood u xirto Kooxda Manchester United saxiixooda cusub ee Odion Ighalo
(Manchester) 01 Feb 2020. Odion Ighalo ayaa laga yaabaa inuu kulankiisii ugu horreyay u safto Man United marka kooxda Ole…
Read More » -
England
Leicester City oo ku qasabtay kooxda Chelsea in ay dhibcaha ku qeybsadaan garoonka King Power… +SAWIRRO
(England) 01 Feb 2020. Leicester City ayaa ku qasabtay kooxda kubadda ee Chelsea in ay dhibcaha ku qeybsadaan garoonka King Power,…
Read More »