Day: January 30, 2020
-
Spain
Barcelona oo war cusub ka soo saartay go’aankeeda ku aadan iney hesho badelka Luis Suárez
(Barcelona) 30 Jan 2020. Barcelona ayaa la fahansanaa inay dooneysay lasoo saxiixashada weeraryahan cusub si ay kaga dhigato badelka Luis Suárez…
Read More » -
England
Kaddib imaatinka Bruno Fernandes ee Man United macallin Ole Gunnar Solskjaer oo markale ka farxiyey Jamaahiirta Kooxda
(Manchester) 30 Jan 2020. Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa si maldahan u sheegay inay kooxdiisa ku qasban tahay…
Read More » -
Spain
Liiska 18-ka ciyaaryahan ee Kooxda Barcelona u matalaya kulanka caawa ee Leganes oo lagu dhawaaqay
(Barcelona) 30 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey liiska 18-ka laacib ee Kooxda Barcelona u diyaarsatay inay matalaan kulanka caawa ay…
Read More » -
England
Macallinka Man United ee Ole Gunnar Solskjaer oo ka hadlay haddii uu Bruno Fernandes ciyaarayo kulanka Sabtida ee Wolves
(Manchester) 30 Jan 2020. Macallinka kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ka hadlay war ku saabsan haddii uu…
Read More » -
Germany
Goorta ay Kooxda Borussia Dortmund ku dhawaaqayso saxiixa Emre Can oo daaha laga rogay
(Dortmund) 30 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa si horudhac ah loo sii shaaciyey goorta ay ku dhawaaqayso saxiixa…
Read More » -
England
Chelsea, Man Utd iyo PSG oo ku dagaalamaya saxiixa bar-tilmaameedkii hore ee kooxda Arsenal
(Yurub) 30 Jan 2020. War saxaafadeed ka soo baxa gudaha wadanka Ingiriiska ayaa lagu xaqiijiyay maanta oo khamiis ah, in kooxda…
Read More » -
Champ' League
“Waxaa na sugaya kulanka adag ee Madrid Derby, waxaana dooneynaa in xilli ciyaareedkan aan ku guuleysanno saddex koob” – Zidane
(Madrid) 30 Jan 2020. Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay sida uu u adag yahay…
Read More » -
England
Goorma ayaa la cayaarayaa Final-ka League Cup ee u dhexeeya Kooxaha Aston Villa & Manchester City?
(London) 30 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey xilliga la dheeli doono kulanka kama dambeysta ah ee League Cup-ka kaasoo dhexmari…
Read More » -
England
Kaddib goolkii uu xalay ka dhaliyey Kooxda West Ham, Mohamed Salah oo ka sare maray Fernando Torres
(Liverpool) 30 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xalay sameysay rikoor taariikhdeeda ah, kaddib markii ay garaaceen naadiga West…
Read More » -
England
Imisa kulan ayey u baahan tahay inay adkaato Liverpool si ay ugu guuleysato Premier League 30 sano kaddib?
(Liverpool) 30 Jan 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa markale ka hadlay go’aankiisa kaga aadan hanashada horyaalka…
Read More »