Shacabka reer Mogdisho oo siyaabooyin Kala duwan ugu aragti dhiibtay kulanka dhex maraya kooxaha Horseed Iyo Dekedda

(Muqdisho) 29 Jan 2020. Kooxaha Dekedaha Football Club iyo Horseed Sports Club ayaa galabta ku balansan Garoonka Eng Yariisow Stadium, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League, fasal ciyaareedkan 2019-20.

kani waa kulanka ugu xafiltanka adag maadama labadan kooxod ay yihiin kuwii sanadkii la soo dhaafay ku dagaalamayay hanashada horyaalka, inkasto Dekedaha ay ku guuleysteyn horyaalka halka kaalinta 2-aad ay gashay kooxda cawo iyo maalin ee Horseed.

Haddaba waxaan makarafoonka la dhex qaadnay dadka ku sugan muqdisho iyagoo aragtiyo kala duwan ka dhiibtay kulankan:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close