Day: January 29, 2020
-
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha West Ham Iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(England) 29 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha West Ham…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man City Iyo Man Utd ee tartanka Carabao Cup oo la shaaciyay
(Manchester) 29 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Man City…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo gaaray Rikoodh uusan qofi gaarin… (CR7 wuxuu noqday shaqsigii ugu horreeyay ee …)
(Turin) 29 Jan 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa gaaray Rikoodh uusan qofi gaarin, kaasoo uu ka…
Read More » -
England
Mushaar Intee la eg ayuu Isbuucii ka qaadan doonaa Bruno Fernandes kooxda Manchester United?
(Manchester) 29 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa goordhoweyd ku dhawaaqday inay la saxiixatay laacibkii khadka dhexe ee Sporting…
Read More » -
England
Deg-Deg: Kooxda Manchester United oo ku dhawaaqday saxiixa Bruno Fernandes
(Manchester) 29 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa hadda ku dhawaaqday inay la saxiixatay laacibkii khadka dhexe ee Sporting…
Read More » -
Afrika
Kooxaha Horseed Iyo Dekedda oo dhibcaha ku qeybsaday kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 29 Jan 2020. Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhacay garoonka Eng Yariisow stadium, ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo sameysay saxiixeeda ugu horreeyay ee bisha Janaayo
(London) 29 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa daafaca reer Spain ee Pablo Marí.…
Read More » -
Afrika
Qaar ka mid ah dhallinyarada Magaalada Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadlay kulanka caawa ee Manchester Derby
(Manchester) 29 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa soo dhowaynaysa naadiga ay xafiiltamaan ee Manchester United lugta labaad ee…
Read More » -
France
Waxqabadka Neymar Jr ee Kooxda Paris Saint-Germain oo ka wanaagsan kiisii Barcelona… (Rikoorradan ayaa kuu caddeynaya)
(Paris) 29 Jan 2020. Neymar Jr ayaa ku nool maalmihiisii ugu fiicnaa ee Paris Saint-Germain tan iyo markii uu kaga soo…
Read More » -
England
Waa kee xiddiga ay markaan mudnaanta koowaad siineyso Manchester United?
(Manchester) 29 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa la soo sheegayaa in ay xiiseeneyso adeega weeraryahanka kooxda Valencia…
Read More »