Day: January 28, 2020
-
England
Waa kuwee labada xiddig oo ay qorsheeneyso Chelsea in ay keento Stamford Bridge?
(London) 28 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa qorshooyin badan ka leh suuqa xagaaga ee isku dayaarinta ka hor ololaha…
Read More » -
Suuqa
RASMI: Fernandinho oo heshiis cusub qallinka ugu duugay Manchester City
(Manchester) 28 Jan 2020. Kooxda Manchester City ayaa qandraas cusub oo hal sano ah ku abaalmarisay ciyaaryahankeeda qadka dhexe ee Fernandinho.…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo sheegay kulamada uu Sadio Mane ka maqnaan doono Liverpool
(Liverpool) 28 Jan 2020. Hoggaamiyaha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Sadio Mane uu seegi doono kulanka habeen dane ay…
Read More » -
England
WAR CUSUB: Kooxda Barcelona oo ku soo biirtay doonista Bruno Fernandes
(Barcelona) 28 Jan 2020. Wararka ka soo baxaya gudaha Spain ayaa sheegaya in kooxda kubadda cagta ee Barcelona ay ku soo…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo ka hadlay xilliga uu soo laabanayo Eden Hazard
(Madrid) 28 Jan 2020. Macalinka reer France iyo kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in Eden Hazard…
Read More » -
England
Gabriel Martinelli oo ammaan ka helaya mid ka mid ah halyeyada kooxda Arsenal
(London) 28 Jan 2020. Da’ayarka reer Brazil iyo kooxda kubadda cagta Arsenal ee Gabriel Martinelli ayaa ammaan xoogan ka helaya halyeeyo…
Read More » -
England
DEG-DEG: Christian Eriksen oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Inter Milan
(Milano) 28 Jan 2020. Christian Eriksen ayaa si rasmi ah kaga mid noqday kooxda Inter Milan ee waddanka Talyaaniga, taas oo…
Read More » -
England
Rio Ferdinand oo muujiyay sida uu ula dhacsan yahay qaab ciyaareedka xiddig ka tirsan Arsenal
(London) 28 Jan 2020. Halyeeyga reer England ee Rio Ferdinand ayaa muujiyay sida uu ula dhacsan yahay qaab ciyaareedka xiddig ka…
Read More » -
England
Maxaa ka jira in Chelsea ay xiiseyneyso adeega Luka Jovic?
(London) 28 Jan 2020. Weeraryahanka Kooxda Real Madrid ee Luka Jovic ayaa lala xiriirinayay Chelsea inta lagu gudo jiro suuqa bishaan…
Read More » -
England
Real Madrid oo xiddig ka tirsan Arsenal ka horjoogsatay inuu ku biiro koox kala dhisan Spain
(Madrid) 28 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo sheegayaa in laacib ka tirsan Arsenal ay ka horjoogsatay…
Read More »