Kooxda Horseed oo diyaar garowgii ugu dambeeyay ku jirta kahor kulanka Dekedda… + Muuqaal

(Muqdisho) 27 Jan 2020. Wiilasha kooxda Horseed ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay kahor kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda difaacaneysa koobka horyaalka Somali Premier League ee Dekedda.

Ku guuleystayaasha dhacdada koobka General Daud ee Horseed ayaa waxay dhuula tus ku sameynayaan garoonka Jaamacadaha ee dhaca degmada Hodan kahor kulanka adag ay la ciyaari doonaan Dekedda.

Haddaba muuqaalka hoose kaga boggo diyaar garoowga kooxda Horseed kahor kulanka ay la ciyaarayaan Dekedda waxaana soo jeedinaya C/fitaax Naani:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close