Day: January 27, 2020
-
England
Arsenal oo u gudubtay wareegga shanaad ee Koobka FA Cup-ka kaddib markii ay ka adkaatay Bournemouth… + SAWIRRO
(England) 27 Jan 2020. Arsenal ayaa u gudubtay wareegga shanaad ee koobka FA Cup-ka kaddib markii ay 1-2 kaga soo adkaatay…
Read More » -
England
RASMI: Isku aadka wareega Shanaad ee FA Cup-ka oo la sameeyay… (Chelsea oo qaabili karta Liverpool & Rooney oo wajihi kara Man Utd)
(England) 27 Jan 2020. Isku aadka wareega Shanaad ee koobka FA Cup ayaa la sameeyay daqiiqado kahor, waxaana isku beegmi kara…
Read More » -
Spain
Waa sidee go’aanka shaqaalaha caafimaadka Real Madrid ee ku aaddan Eden Hazard ka hor kulanka Madrid Derby?
(Madrid) 27 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku soo dhaweyn doonto garoonka Santiago Bernabéu dhigeeda ay dariska yihiin…
Read More » -
Afrika
Kooxda Horseed oo diyaar garowgii ugu dambeeyay ku jirta kahor kulanka Dekedda… + Muuqaal
(Muqdisho) 27 Jan 2020. Wiilasha kooxda Horseed ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay kahor kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda…
Read More » -
Spain
RASMI: Garsooraha dhex-dhexaadin doono kulanka Horyaalka La Liga ee Madrid Derby oo la shaaciyey
(Madrid) 27 Jan 2020. Xiriirka kubbadda cagta wadanka Spain ayaa fiidnimadan Isniinta ah ku dhawaaqay magacyada garsoorayaasha maamuli doona kulamada xiga…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo markaan doonaya inuu ku biiro koox aan ahayn Manchester United!
(Manchester) 27 Jan 2020. Sida wararku ay sheegayaan xiddiga khadka dhexe ee kooxda Sporting Lisbon, Bruno Fernandes ayaa lagu soo…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo xaqiijiyey inuusan soo xaadiri doonin kulanka ku celiska ah ee FA Cup-ka oo ay la ciyaari doonaan Shrewsbury
(Liverpool) 27 Jan 2020. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay inuusan soo xaadiri doonin kulanka lugta labaad ee…
Read More » -
Ameerika
Xiddigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo si qiiro leh kaga hadlay geeridii Kobe Bryant
(World) 27 Jan 2020. Dunida oo dhami waxay heshay war naxdin leh oo ku saabsan geerida halyeeyga NBA ee Kubadda…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo la xiriirtay Rennes si ay uga hesho mid ka mid ah xiddigaheeda khadka dhexe
(Manchester) 27 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay xiriir la sameysay naadiga Rennes si…
Read More » -
England
Manchester United oo qorsheeneysa in ay soo xero galiso xiddig hore ee kooxda Liverpool ah
(Manchester) 27 Jan 2020. Macallinka Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo warramaya in uu qorsheenayo soo xerogalinta ciyaaryahan…
Read More »