Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Napoli iyo Juventus oo la shaaciyey… (Ronaldo & Dybala oo hoggaaminaya)

(Naples) 26 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Napoli iyo Juventus, iyadoo ay hoggaaminayaa safka Juve Ronaldo iyo Dybala.

De Light ayaa sidoo kale safka Juventus dib ugu soo laabtay, halka xiddigaha safka hore ee Napoli garoonka ugu soo bilowday uu horkacayo Insigne.

Safafka labada kooxood oo dhammaystiran hoose ka eeg:-

Safka hore ee Napoli: Meret, Hysaj, Manolas, Di Lorenzo, Mario Rui, Fabian, Demme, Zielinski, Callejon, Milik, Insigne.

Keydka: Karnezis, Daniele, Luperto, Maksimovic, Elmas, Lobotka, Llorente, Lozano, Leandrinho.

Safka hore ee Juventus: Szczesny, Cuadrado, Bonucci, De Ligt, Sandro, Bentancur, Pjanic, Matuidi, Dybala, Higuain, Ronaldo.

Keydka: Buffon, Pinsoglio, Rugani, Coccolo, Ramsey, Rabiot, Douglas Costa, Bernardeschi.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close