“Ronaldo wuu dhimanayaa ka soo gaara” – Maxaa dhacay habeenkii Dalima Ronaldo oo dhiman gaaray & Qiyaanadii jaceyl ee ka ooysiisay!

(World) 26 Jan 2020. Halyeyga Brazil ee Luis Dalima Ronaldo  ayaa lagu xasuustaa dhacdooyin badan oo kubadda cagta ah, sida gool dhalin ku guuleysiga, billado iyo Koobab.

Warbixintaan waxaan ku eegi doonnaa habeenkii uu Ronaldo ku sigtay inuu dhinto, qiyaanadii saaxiibtiis uu kala kulmay iyo jahwareerkiisii finalkii koobka adduunka ee 1998-kii.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close