Qiso xanuun badan: Shilkii Diyaaraddii burburtay ee siday xiddigaha Man United & Tiradda ciyaartooydii ku dhimatay

(Manchester) 25 Jan 2020. Manchester United waa koox taariiķhi ah taasi oo inta badan leh xasuuso waaweyn kuwa faraxd leh iyo kuwa kale oo murugo leh.

Waxa ayan warbixintaan  ku eegi doonaa xasuusta murugadii shilkii diyaradeed ee ka dhacay magaaladda Munich iyo Waxa sabay burbirkii diyaaradii siday Xidigaha Man Utd Magacyadda Xidigaha ku geeriyooday, Kuwa badbaaday iyo wax walba oo ku Saabsan dhacdadaas.

Haddaba fadlan ka daawo muqaalka hoose:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close