Day: January 25, 2020
-
England
Qiso xanuun badan: Shilkii Diyaaraddii burburtay ee siday xiddigaha Man United & Tiradda ciyaartooydii ku dhimatay
(Manchester) 25 Jan 2020. Manchester United waa koox taariiķhi ah taasi oo inta badan leh xasuuso waaweyn kuwa faraxd leh iyo…
Read More » -
Spain
Tababare Quique Setién oo ka hadlay guuldarradii kooxdiisa Barcelona kala kulantay Valencia
(Barcelona) 25 Jan 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Quique Setién ayaa muujiyay sida uu kaga xun yahay guuldarradii ay…
Read More » -
England
Macallinka Lille oo ka hadlay mustaqbalka bar-tilmaamedka Man United ee Soumare
(Lille) 25 Jan 2020. Hogaamiyaha Lille ee Christophe Galtier ayaa qiray in uusan hubin hadii Boubakary Soumare uu ku biirayo kooxda…
Read More » -
England
Chelsea oo u soo baxday wareega Shanaad ee koobka FA Cup kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Hull City… +SAWIRRO
(England) 25 Jan 2020. Chelsea ayaa u soo baxday wareega Shanaad ee koobka FA Cup kaddib markii ay kaga adkaatay kooxda…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Real Valladolid.… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Madrid) 25 Jan 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo ka carooday Kooxda Manchester United kaddib markii uu fashilmay heshiiskii uu dhankooda ku aadi lahaa!
(Manchester) 25 Jan 2020. Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Sporting Lisbon Bruno Fernandes ayaa lagu soo waramayaa inuu aad uga…
Read More » -
England
Man United oo wali aan ka quusan adeega xiddig ka ciyaara Premier League
(Manchester) 25 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaan wali ka quusan adeega kubad sameeyaha Leicester City ee James…
Read More » -
Spain
Valencia oo guul ay u qalantay ka gaartay Barcelona oo marti ugu aheyd garoonka Mestalla… +SAWIRRO
(Valencia) 25 Jan 2020. Valencia ayaa guul ka gaartay kooxda Barcelona oo marti ugu aheyd garoonka Mestalla, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Sidee ayay u muuqanaysaa Shaxda Kooxda Barcelona haddii lagu daro Pierre-Emerick Aubameyang?
(Barcelona) 25 Jan 2020. Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey wararka sheegaya in weeraryahanka kooxda Arsenal ee Pierre Emerick Aubameyang…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah ee ay ku soo geli doonaan Kooxaha Valencia iyo Barcelona oo lagu dhawaaqay
(Valencia) 25 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay ku soo geli doonaan koxoaha Valencia iyo Barcelona…
Read More »