Tababare Quique Setién oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Valencia

(Barcelona) 24 Jan 2020. Macalin Quique Setién ayaa shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka ay booqan doonaan Valencia ee horyaalka La Liga dalka Spain

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka horyaalka La Liga ay barri booqan doonto kooxda adag ee Valencia, iyadoo macalin Quique Setién uu helayo kulankan dhamaan xiddigihiisa muhiimka ah marka laga reebo Luis Suárez oo dhaawac ku maqan.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Quique Setién, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka Valencia ee horyaalka La Liga:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close