Qisada qaabka uu Ryan Giggs ula wareegay Xaaska Walalkiis ka yar, isagoo 8 sano dumaashidiis si qarsoodi ah ula seexan jiray!

(Yurub) 24 Jan 2020. Halyeyga kooxda Manchester United ee Ryan Giggs  ayaa xilli ku dhacay qiyaano tii ugu waynayd ee uu faraha la galo xiddig kubadda cagta ah, kaddib markii uu wax ka badan 8 sano uu xiriir jacel oo qarsoodi ah la sameeyay xaaska walalkiis ka yar.

Sida ay sheekadda u dhacday qaabka uu Giggs ula wareegay xaaska walalkiis ka yar, waqtiga la ka shifay sirtan qiyaanadda ah, hadalkii uu yiri wiilka la qiyaamay, magaca gabadha kale ee Giggs dariis loo furay ee uu xiriir la sameeyay iyo wax walba oo ku saabsan fadeexadan wayn ayaan idiin soo gudbinaynaa.

Ryan Giggs waa mid hadda lagu tilmaami karto xariifkii xiriirada ee xaasaska ee halkaan hoose ka daawo sheekooyinkaaas oo dhan.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close