Day: January 24, 2020
-
England
Mikel Arteta oo ka jawaabay wararka la xiriiranaya Aubameyang inuu ku biirayo Barcelona
(London) 24 Jan 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Mikel Arteta ayaa wuxuu ka jawaabay wararka la xiriiranaya Pierre-Emerick Aubameyang…
Read More » -
Spain
Tababare Quique Setién oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Valencia
(Barcelona) 24 Jan 2020. Macalin Quique Setién ayaa shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka ay booqan…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo hal arrin ka codsaday Taageerayaasha Man Utd, isagoo tusaale u soo qaatay Jurgen Klopp
(Milan) 24 Jan 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa farriin u diray taageerayaashiisa Red Devils,…
Read More » -
England
Miyuu soo gaaray Tammy Abraham dhaawac jabniin ee dhanka lafaha ah kulankii Arsenal? Lampard ayaa ka jawaabaya
(London) 24 Jan 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa beeniyay in Tammy Abraham uu soo gaaray dhaawac…
Read More » -
Afrika
Mogadishu City Club oo guul ay u qalantay ka gaartay Kooxda Heegan kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 24 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Mogdisho City Club ayaa galabta 3-0 ku kala dirtay naadiga Heegan, ciyaar qeyb ka…
Read More » -
Spain
Muxuu ku tilmaamay Antoine Griezmann kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi?
(Barcelona) 24 Jan 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay joogitaankiisa Blaugrana.…
Read More » -
England
“Bixitaankeygii kooxda Manchester United wuxuu ahaa go’aan sax ah” – Romelu Lukaku
(Milan) 24 Jan 2020. Weeraryahanka haatan kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa sheegay in bixitaankiisii Manchester United uu ahaa go’aan…
Read More » -
England
Arsenal oo hoggaamineysa tartanka loogu saxiixa xiddig ka tirsan Atletico Madrid
(London) 24 Jan 2020. Sida warar ka soo baxaya gudaha dalka Spain ay ku waramayaan kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa hogaamineysa…
Read More » -
Spain
Benzema oo ogolaaday inuu heshiis cusub u saxiixo kooxdiisa Real Madrid
(Madrid) 24 Jan 2020. Karim Benzema ayaa lagu soo waramaya inuu oggolaaday in qandraas cusub uu u saxiixo kooxda ku ciyaarta…
Read More »